Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda haweenka Galmudug oo daahfurtay ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada haweenka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda haweenka Galmudug oo daahfurtay ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada haweenka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada daahfurka ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin Sarakiisha laamaha Amniga iyo Xubno ka socday bulshada qeybaheeda  kala duwan.

Isku duwaha Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ee Gobalka Mudug Drs Yurub  Cabdul Qaadir Sheekh Cali ayaa ugu horreyn ka hadashay munaasabada,iyadoona sheegtay in  sanadkaan 2021  in kabadan 50kiis oo la  xariira  tacadiyada haweenka ay diwaan  galiyeen Gobalka  Mudug kuwaas oo  u badan kufsi  loo geeystay  Carruur iyo haween.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Guddoomiyaha Culumada Galmudug Sheekh Muxyadiin Yuusuf Barre iyo Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska  Gobalka Mudug Gaashaanlle Maxamed Mire Maxamuud ayaa fariin u diray odayaasha dhaqanka.Taas oo ku aadan in hay’addaha garsoorka iyo laamaha  Amniga ay   u  madax bananeeyaan  kiisaska la  xariira  kufsiga   si sharciga  loo marsiiyo cidda geysatay .

Munaasabadaan oo intii ay socatay ay ka hadleen xubnihii matalayay  bulshada kuwaas oo xusay in loo baahan yahay in laga wada qeybta olalahaasi ayaa waxaa si rasmi ah u daahfuray  guddoomiye ku xigeenka gobalka Mudug  Mudan Axmed Maxamed Shire Qoodaar,waxaana   uu sheegay in  dhibka ugu badan ee  soo  celceliya  tacadiyada  haweenka iyo Carruurta  ay  masuuliyadooda  leeyihiin  Odayaasha dhaqanka   balse  looga  baahan yahay in ay  doorkooda  ka qaataan sidii  sharciga  loo marsiin lahaa  taasna  ay  tahay  wadada kaliya  ee  loo mari karo joojinta  tacadiyada  iyo haweenka  iyo Carruurta.

Previous Post

War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la Qaatay Ciyaaryahan Xasan Cafiif

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la Qaatay Ciyaaryahan Xasan Cafiif

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la Qaatay Ciyaaryahan Xasan Cafiif

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In