Tuesday, November 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kaqeybgalay kulan looga hadlayay dhismaha golayaasha deegaanka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kaqeybgalay kulan looga hadlayay dhismaha golayaasha deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ahna ku simaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid ayaa hadal kooban ka jeediyey Kulan looga hadlayey sida ugu haboon ee loogu midoobi karo dhismaha golayaasha deegaanka dhamaan degmooyinka Galmudug oo ka dhacay magaalada Caasimada u ah  Galmudug ee Dhuusamareeb.

Kulankan oo ay soo abaabushay hay’adda Horn Centre Dialogue ayaa waxaa ka qeybgalay senatoro, wasiiro, mamulka Caasimada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug.

Related posts

Qaramada Midoobay oo agab casri ah ku wareejisay Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo agab casri ah ku wareejisay Soomaaliya

November 3, 2025
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee Tanzania

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee Tanzania

November 3, 2025

Kusimaha madaxweynaha ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhiso golayaasha deegaanka waxaana uu qeexay inay ka go’antahay Galmudug in la dhameystiro dhismaha golayaasha deegaanka ee degmooyinka waxaa uu intaas ku daray in aan la siyaasadeyn oo loo fahmo in gole deegaan uu yahay u adeege bulshada baahiyaheeda kala duwan.

Ugu dambeyntii madaxweynaha ayaa uga Mahadceliyey horn centre dialogue howlaha ay kawado Galmudug ee la xariira dib u heshisiinta arrimaha sidii loo gaari lahaa dowlad wanaag loo dhanyahay.

Previous Post

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland

Next Post

Dowladda Shiinaha oo deeq daawada COVID-19 ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Shiinaha oo deeq daawada COVID-19 ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya “SAWIRRO”

Dowladda Shiinaha oo deeq daawada COVID-19 ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya "SAWIRRO"

Qaramada Midoobay oo agab casri ah ku wareejisay Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo agab casri ah ku wareejisay Soomaaliya

November 3, 2025
0

Wasiirrada Gaashaandhigga, Cadaaladda iyo Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad uu Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Howlaha...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee Tanzania

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee Tanzania

November 3, 2025
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dodoma ee caasamidda dalka Tanzaniya uga qaybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxa Bankiga Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxa Bankiga Adduunka ee Soomaaliya

November 3, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxa Bangiga Adduunka...

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha

November 3, 2025
0

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha, kaasi oo ay Golaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In