Wednesday, July 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo gurmad biyo dhaamin ah u sameeyey Qaar ka mid ah dadka abaartu saameeysay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo gurmad biyo dhaamin ah u sameeyey Qaar ka mid ah dadka abaartu saameeysay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta Biyo dhaamin u sameeyey qoysaska danyerta ah ee ku nool Kaamamka ku yaala duleedka magaalada Baydhabo kuwaas oo ka soo barakacay Abaarta ka jirta deegaanada Koonfur Galbeed .

Taliyaha Qeybta 60-aad Jeneraal Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa Warbaahinta u sheegay inay gurmadka Biyo dhaaminta ah ee loo fidineyo dadka masaakiinta ah ay sii wadi doonan, maadaama qoysaska aysan intooda badan awoodin inay biyo dhaansadaan,

Related posts

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 8, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

July 8, 2026

Qaar ka mid ah Gobolada Dalka ayey ka jirtaa abaar aad u daran oo waxyeelo u geysatay Danyarta, Beeralayda iyo Shacabka Xooll dhaqatada Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xoolo beelay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal oo ku baaqay in 48 gudahood lagu bilaabo doorashada Golaha shacabka

Next Post
Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal oo ku baaqay in 48 gudahood lagu bilaabo doorashada Golaha shacabka

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 8, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

July 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay shirka u dhexeeyay xubnaha Mucaaradka iyo Dowladda

July 8, 2026
0

War qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dalka ayaa lagu faahfaahiyay Wada hadal Muqdisho ku dhexmaray Dowladda iyo xubno...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS iyo mas’uuliyiin kale oo saxiixay buugga tacsida ee AUN Imaam Maxamed Yuusuf

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS iyo mas’uuliyiin kale oo saxiixay buugga tacsida ee AUN Imaam Maxamed Yuusuf

July 8, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In