Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Beri dhaceysa

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Beri dhaceysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay shaaciyeen in Maalinta Berito oo Sabti ah qabanayaan doorashada Afar kamid ah kurasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu so bandhigay liiska Kuraasta Maalinta Berito ah la dooranayo, iyada oo shalay la soo geba-gabeeyay diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Shanta Kursi.

Related posts

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026

Kuraasta Doorashadooda la qaqabanayo ayaa waxaa ay kala yihiin,  HOP262, HOP229, HOP254 iyo HOP255, waxaana kuraastan horay ugu fadhiyay.

1: HOP262 Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan

2: HOP229 Xildhibaan Cabdullaahi Cismaan Ducaale

3: HOP254 Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar

4: HOP255 Xildhibaan  Axmed Maxamuud Maxamed

Guddiga ayaa ku booriyay Goobjagayaasha iyo warbaahinta daneyneysa in ay xaadiraan doorashada in ay isasoo diiwaangaliyaan illaa maanta.

Tags: Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Beri dhaceysa
Previous Post

Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika oo ka furmay Istanbuul

Next Post

Galmudug oo hay’adaha sama falka ka codsatay in lataageero dadka ay saameeyeen abaaraha

Next Post
Galmudug oo hay’adaha sama falka ka codsatay in lataageero dadka ay saameeyeen abaaraha

Galmudug oo hay'adaha sama falka ka codsatay in lataageero dadka ay saameeyeen abaaraha

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In