INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
Eebbe ha u naxariisto Wasiir hore Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo maanta ku geeriyooday Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta.
Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa qoyskiisa oo uu ugu horreeyo Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, Asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.
Jannadii Firdowsa Allaha ka waraabiyo Marxuumka, ehelkiisana Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.