Marxuum Sheekh Maxamed Xasan, oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed eek u nool dalka Mareykanka ayaaย meydkiisa oo gaari ku jira laga helay nawaaxiga magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka.
Sheekh Maxamed Xasan, oo a mid ka mid ย ah Masaajidyada Magaalada Ohio imam ka ahaa ayaa la waaysanaa maalmahii la soo dhaafay.
Bulshada Soomaaliyeed iyo ciidanka booliska oo baadigoobayay Sheekh ayaa sheegay in la baari doono cidii ka dambeysay falkan dilka ah ee foosha xun.