Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ku dhaw 40 qof oo ku dhintay dabka kacay Doon ay sarnayeen

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Dad ku dhaw 40 qof oo ku dhintay dabka kacay Doon ay sarnayeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dad gaaraya 39 qof ayaa ku dhintay 70 kalena way ku dhaawacmeen dab ka kacay doon ay saarnayeen oo ku safraysay guddaha dalka Bangaladhesh.

Dabkan ayaa gudaha Doonta ka kacay abaaro sagaalkii subaxnimo ee Saakay, taas oo sida la sheegay ay saarnaayeen 800 oo Rakaab ah, kuwaas oo intooda badan u safrayay si ay u soo booqdaan qoyskooda iyo asxaabtooda si ay ugu faa’ideystaan fasaxa maalmaha dhamaadka todobaadka, sida ay saraakiishu sheegeen.

Related posts

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026

Anisur Rahman oo ka badbaaday doonida ayaa u sheegay warfidiyeenka isagoo ku daray in uu arkay qiiq ka soo baxayay doonida. “Waxaan ku booday biyaha qabow ee webiga ee ceeryaamo qaro weyn leh, sida rakaab kale oo badan, waxaanan u dabaashay jiinka webiga.”

Sarkaal ka tirsan Booliska Moinul Haque ayaa sheegay in samata-bixiyeyaashu ay webiga ka soo saareen 37 meyd ah, halka laba qofna ay u dhinteen dhaawacyo gubasho oo  soo gaaray,70 qof oo dhaawaca ah ayaa la dhigay isbitaallada.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Kulan la yeeshay xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta

Next Post

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay Xuska sanad-guuradii 78-aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay Xuska sanad-guuradii 78-aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay Xuska sanad-guuradii 78-aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Somalia-Egypt Bilateral Meeting Highlight Strategic Partnership

February 5, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In