Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Degmooyinka gobolka Banaadir.
Shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimo farabadan oo ay kamidyihiin, xaalada Aminga Siyaasadda dalka iyo dardar galinta dhakhliga.