Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliiska oo faray in ciidanka uusan ku milmin siyaasadda

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska oo faray in ciidanka uusan ku milmin siyaasadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta saraakiisha ciidanka kala hadlay in aysan ku milmin siyaasadda isla markaana waajibaadkooda u gutaan sida uu sharciga dhigayo.

Waxaa uu saraakiisha faray in ay ka shaqeeyaan sugida ammaanka doorashada iyo guud ahaan dalka.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026

“Anaga doorashada hagideeda iyo daadejinteeda ma ahan ee anaga waa amni, waxaa la rabaa saraakiisha I hor fadhisa in ay ciidanka ay mas’uulka ka yihiin ee dowlad goboleedyada iyo magaalada Muqdisho qeyb libaax ka qaataan sugida amniga doorashooyinka,” ayuu yiri taliyaha.

Waxaa uu intaas ku daray in ciidanka booliiska uusan ku milmin siyaasadda Meesha lagu hayana uusan faraha la gelin.

Taliyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in ciidanka ku amaanan yihiin in aysan jirin wax eed ah oo loo jeediyay oo ku saabsan arrimo nabad geliyo daro ah oo ay ka shaqeeyeen.

Sidoo kale, taliye Xijaar ayaa shacabka u sheegay in ciidanka diyaar u yihiin in ay ku howlgalaan dareenkooda isla markaana ciidanka booliiska looga baahan yahay in ay shacabka u turaan.

Hadalka taliyaha booliiska, ayaa imaanaya xilli shalay sidan oo kale taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage amray in ciidanka xoogga uusan faraha la gelin siyaasadda.

Previous Post

RW Rooble oo xilalka u kala wareejiyay wasiirada gaashaandhigga iyo Cadaaladda +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In