Mareykanka oo Soomaaliya ka cafiyey lacag deyn ah oo dhan $1 Bilyan oo Doollar
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey...
Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.
Guddiga ayaa qorsheynaya in 11-kan kursi todobaadka soo socda doorashadooda lagu qabto magaalada Baydhabo.
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kormeeray xarunta diyaarinta Qorshaha...
Munaasabadda wareejinta gaadiidka, agabka ciidamada iyo tasiilaadka caafimaadka oo lagu qabtay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Dhego badan ayaa waxaa ka...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho