Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka Awdheegle oo wajahaya xaalad Beni’aadanimo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shacabka Awdheegle oo wajahaya xaalad Beni’aadanimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dadka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose ayaa wajahaya xaalad adag oo biyo la’aan ah, ka dib markii uu guray webiga oo ay inta badan ku tiirsanaayeen shacabka halkaasi ku nool.

Guddoomiyaha degmada Awdheegle, Saalax Cabdiraxmaan ayaa sheegay in dadku ay haatan isticmaalaan dacda uu midabkeedu is beddelay dabadeedna ay miiraan, wuxuuna maamulka Koofur galbeed ka codsaday in lala soo gaaro biyo, maadaama biyuhu ay muhiim u yihiin nolasha aadanaha.

Xildhibaan , Nuur Siidoow Baabba oo ka mid xildhibaannada kasoo jeeda Awdheegle ayaa sheegay inay halkaasi ka hirgelin doonaan ceel biyood, wuxuuna jaaliyadaha iyo dadka Soomaaliyeed ee uu Alle hantida siiyay faray in ay gacan ka geystaan gurmadka shacabka ku nool Awdheegle.

Mudane, Siidoow ayaa sidoo kale Wasaaradaha ku shaqada leh ee maamulka Koofur galbeed ka codsaday inay nadiifiyaan kana saaraan qashinka halka uu maro Webiga iyagoo ka faa’iideysanaya inta uu biyo la’aanta yahay, si uusan u keenin dhibaatooyin dambe xilliyada uu fataho Webiga Shabeelle.

Previous Post

PM Roble, FMS leaders meets with representatives of the International Community

Next Post

R/W Rooble oo Wakiilada Beesha Caalamka u cadeeyay dardargelinta doorashada “SAWIRRO”

Next Post
R/W Rooble oo Wakiilada Beesha Caalamka u cadeeyay dardargelinta doorashada “SAWIRRO”

R/W Rooble oo Wakiilada Beesha Caalamka u cadeeyay dardargelinta doorashada "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In