Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay qabashada 11 kursi oo Gollaha shacabka kuwaa oo la qaban doono dhawaan.
Halkan ka aqriso shaacinta kuraasta.

Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay qabashada 11 kursi oo Gollaha shacabka kuwaa oo la qaban doono dhawaan.
Halkan ka aqriso shaacinta kuraasta.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho