Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qof naftii hallige ah oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal degmada Wadajir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku shaahayay maqaayad ku taalla ka soo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Gaadiidka Gurmadka deg-degga ah iyo ciidamada Booliska ayaa gaaray goobta qaraxu ka dhacay, waxaana socda gurmad loo sameyanayo dhibanayaasha.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026

Wixii faahfaahin dheeraad nala soco

Previous Post

Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11

Next Post

𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗻𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 oo 𝘀𝗶 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝘂 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 “SAWIRRO”

Next Post
𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗻𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 oo 𝘀𝗶 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝘂 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 “SAWIRRO”

𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗻𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 oo 𝘀𝗶 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝘂 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In