Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso: Wararkii u dambeeyay duulaanka Ruushka ee Ukraine + Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Akhriso: Wararkii u dambeeyay duulaanka Ruushka ee Ukraine + Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
*Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amray in howlgal gaar ah ciidankiisa ku qaadaan dalka Ukraine Khamiista maanta ah si loo ciribtiro waxa uu ugu yeerey halist dhab ah.
*Putin waxaa uu sheegay in u jeedkiisu yahay in ciidanka Ukraine hubka dhigaan isla markaana dalkaas laga sifeeyo xukunka naaziga.
*Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa soo saaray xukun deg de ah ama martial law, sidoo kale baarlamaanka ayaa meel mariyay talaabadaas.
*Ciidanka Russia ayaa Ukraine ka weeraray xudduudda dalka Belarus oo Ukraine deriska yihiin sidoo kale waxaa taageerey duulaanka Russia ciidanka dalka Belarus, duulaanka sidoo kale waxaa uu ka soo socdaa dhanka gobolka Crimea oo Russia kal hore la wareegtay, sidaa waxaa sheegay ciidanka ilaalada xuduudaha Ukraine.
*Sidoo kale waxaa rasaas laga maqlayaa caasimada Ukraine ee Kyiv.
*Ciidamada Ukraine iyo Russia duqeymo isku dhaafsanaya gobolka Lviv ee bariga Ukraine.
*Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu cambaareeyay duulaanka Russia ee Ukraine isagoo ku sifeeyay waxa aan marmarsiiyo laheyn, isagoo telefoonka kula hadlay dhigiisa dalkaas ee madaxweyne Zelensky.
Halkaan Hoose ka eeg sawirradii u dambeeyey ee Ukraine aan ka helnay
Previous Post

RW Rooble oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal ee G. Waqooyi “SAWIRRO”

Next Post

Sawirro: Booliska Ukraine oo soo bandhigay tirada dhimashada iyo dad nolosha lagu la’yahay

Next Post
Akhriso: Wararkii u dambeeyay duulaanka Ruushka ee Ukraine + Sawirro

Sawirro: Booliska Ukraine oo soo bandhigay tirada dhimashada iyo dad nolosha lagu la'yahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In