Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Boosaaso

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo magaalada Boosaaso ay socoto Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay soo dil laatay qaar ka mid ah doorashada kuraastan.

Kursiga tirsigiisu yahay Hop#157 ayaa loo doortay Maxamuud Axmed Aaden (Geesood),  halka kursiga Hop#227 dib loogu doortay Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi).

Related posts

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026

Sidokale Kursiga#273 ayaa loo doortay Taliyihii hore ee Booliiska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) halka kursiga Hop#234 loo doortay Marwo Cabdi Bashiir.

Kursiga Hop#076 waxaa Cod gacan taag ah ugu guulaystay Xildhibaan Muuse Axmed Ismaciil oo helay dhamaan 101 Codadka Ergada ka dib markii ay u tanaasushay Faaduma Ibraahim Ismaaciil.

Kursiga sumadiisa tahay Hop#169 ayaa waxa ku tartamay Cali Mahdi Maxamed iyo Xafso Cali Axmed waxaana 97 cod ku guulaystay  Xildhibaan Cali Mahdi Maxamed.

Kursiga Hop#083 axaa ku tartamay Maxamed Bashiir Cali iyo Aamino Maxamed Ciise waxaana ku guulaystay Maxamed Bashiir Cali ka dib markii Tartanka ay isaga hartay Aamino Maxamed Ciise.

Kursiga Hop#220 waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala ah Cali Xaaji daahir Saleebaan iyo Axmed Burhaan Cumar, 101 Ergo ee Kursigan ayaa dhamaan codka siiyay Cali Xaaji daahir ka dib markii uu ka haray Tartanka murrashax Axmed Burhaan.

Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-222 oo ka mida 16 kursi ee lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso.

Sidokale Maxamed Aadan Diini ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-036oo ka mida 16 kursi ee lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso.

Siciid Cali Muuse, ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-027 oo doorashadiiu ka dhacday Magaalada Bosaaso.

Sadaam Maxamuud Cabdi ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-158 oo ka mida kuraasta maanta lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso.

Ugu danbeeyn Faysal Axmed Maxamuud, ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-149 oo isagana  Magaalada Bosaaso lagu doortay.

Previous Post

Moscow oo ku dhawaaqday Xabbad joojin

Next Post

Washington: Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal

Next Post
Washington: Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal

Washington: Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

April 16, 2026
0

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Muqdisho uga qeyb...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

April 16, 2026
0

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa’iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madaxbannaanideeda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In