Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex kursi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in 12 Bishaan oo ku beegan Sabtida soo socota ay dhaceyso doorashada Saddexda kursi ee kala ah, Hop 038, Hop 069 iyo Kursiga tirsigiisu yahay Hop 095.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

Gudigga hirgalinta Doorashooyinka  Galmudug ayaa la filayaa in uu dhawaan soo geba-gabeeyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Galmudug ka hor inta aan la gaarin 15-ka Bishaan oo ah wakhtiga lagu balamay in la soo geba-gabeeyo guud ahaan doorashooyinka Golaha Shacabka

Previous Post

Horjoogayaal sare oo ka tirsan Argagixisada Al Shabaab oo Gacanta lagu soo dhigay

Next Post

Wasiirka Tamarta Ukraine oo sheegay in Ciidamada Ruushka ay qabsadeen Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia

Next Post
Wasiirka Tamarta Ukraine oo sheegay in Ciidamada Ruushka ay qabsadeen Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia

Wasiirka Tamarta Ukraine oo sheegay in Ciidamada Ruushka ay qabsadeen Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In