Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Tamarta Ukraine oo sheegay in Ciidamada Ruushka ay qabsadeen Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Tamarta Ukraine oo sheegay in Ciidamada Ruushka ay qabsadeen Warshadda Nukliyeerka Zaporizhia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo maalintii 14-aad uu socda  Duulaanka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, ayuu Wasiirka Tamarta Ukraine Herman Halushenko,  ku eedeeyay Ciidamada Ruushka, in maanta oo Arbaca ah, ay ciidamada Ruushka fafal xun ka geeysteen  warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia, oo ku taalla koonfurta-bari ee dalkaasi.

Qoraal uu Wasiirka soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayuu ku sheegay in Ciidamada Ruushku ay ku khasbeen Shaqaalaha Warshadda in qiraal qasab ah ay qirtaan,  taasi oo lagu magac xumeeynaayo Waddamada Yurub.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

Wasiirka ayaa intaa ku daray in ilaa 500 oo Askata Ruushka ah ay galeen gudaha Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhia, halkaas oo ay ka geeysteen dhibatooyin kala duwan.

Ciidamada Ruushka, oo 24-kii bishii Febraayo, bilaabay dagaal milatari oo ay ku qadeen dhulka Ukraine, ayaa la wareegay qeybo ka mid ah dhulka Ukraine.

Duulaanka Moscow, ayaa yimid ka dib markii dalka ay deriska yahiin ay ku eedaysay inuu doonayo inuu helo hub khatar ku ah ammaanka Ruushka.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi

Next Post

Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Baydhabo

Next Post
Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Baydhabo

Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In