Tuesday, May 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ukraine oo  Ciidamada Ruushka ku eedeeysay inay duqeyeen Masjid ay gabaad ka dhigteen dad Rayid ah

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ukraine oo  Ciidamada Ruushka ku eedeeysay inay duqeyeen Masjid ay gabaad ka dhigteen dad Rayid ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in Ciidamada Ruushka ay duqeeymo ka geeysteen  Masaajid ay magangelyo ahaan u galeen dad gaaraya 80 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan Muwadiniin u dhashay Turkiga.

Dadkan ayaa sida la sheegay waxaa lagu weeraray  magaalada Mariupol ee ku taal koonfur bari ee dalka Ukrain, halkaas oo kumanaan qof ay ku go’doonsanyahiin.

Related posts

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

May 19, 2026
Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

May 19, 2026

“Ruushka waxay duqeeyeen Masjidka Sultan Suleiman ee Mariupol, halkaas oo ay magan galeen dad rayid ah,” ayaa lagu yiri war lagu qoray barta Twitter-ka ee wasaaradda Arrimaha Dibada Ukraine.

Wasaaradda ayaa intaas ku dartay in magaalooyinka Kharkiv, Chernihiv, Sumy iyo Mariupol ee Ukraine ay  go’doonsanyahiin walina ay ka socdaan duqeeymo isdaba jog ah oo ay wadaan Ciidamada Ruushka.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay doorashada kuraasta ugu danbeeysay

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo ka qeybgalay Is-afgarad ay gaareen Som Bank iyo Air Box

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo ka qeybgalay Is-afgarad ay gaareen Som Bank iyo Air Box

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo ka qeybgalay Is-afgarad ay gaareen Som Bank iyo Air Box

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

May 19, 2026
0

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

May 19, 2026
0

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in ka badan 90 dal oo caalamka ah, ayaa booqasho ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In