Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iskaashiga Bangiga Dhexe iyo W/Qorsheynta oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Iskaashiga Bangiga Dhexe iyo W/Qorsheynta oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyada oo laga duulayo dadaaalkada socda ee lagu xoojinayo xiriirka Wasaaradda ay la leedahay Hay’adda kala duwan ee dowladda fedraalka labada heer iyo Bah-wadaagta Soomaaliya, ayaa maanta Agaasimaha Guud Mudane Asad Yuusuf xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha fulinta Bangigga dhexe Soomaaliya Mudane Dr Cabdullaahi Cali.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sida looga gudbi karo caqabadaha taagan iyo fursadaha lagu kordhinayo wada shaqaynta haatan jirta ee ka dhaxaysa labada Hay’ad ee dowliga ah, si loo xaqiijiyo natiijooyin la taaban karo oo muhiim u ah dalka.

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

Sidoo kale kulanka waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Mudane Muuse Maxamed Cusmaan iyo Agaasimaha Qorsheynta iyo Siyaasada ee Bangigga dhexe Soomaaliya Mahdi Daa’uud.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo ka qeybgalay Is-afgarad ay gaareen Som Bank iyo Air Box

Next Post

Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed

Next Post
Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed

Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In