Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

XFS oo Dhuusamareeb ka daah furtay warshad Oxygen

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
XFS oo Dhuusamareeb ka daah furtay warshad Oxygen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur oo ay wehliso madaxa hey’adda IOM u qaabilsan Soomaaliya Ewa Naqfi, ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, iyagoo u yimid daah furka mashruuc mudo soo socday oo lagu hirgaliyay warshad soo saari doonta Oxygen-ta oo baahi wayn loo qabay taasi oo laga hirgaliyay Isbitaalka weyn ee Gobolka.

Wasiir Fowsiya iyo Mas’uuliyiinta IOM ayaa warbixin ku aadan warshadan iyo sida ay muhiimka ugu tahay reer Galmudug waxaa kaga waramey wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac isagoona sheegay in baahiweyn looqab.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Ewa Naqfi Madaxa IOM ee Soomaaliya ayaa is dul-taagtay in hirgalinta warshadani aysan kaliya muhiim u aheyn COVID-19 oo kaliya balse ay wax badan katari doonto bukaanada ay saameeyaan abaaraha, iyo colaadaha.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur ayaa munaasabada furitaanka ka balan qaaday in ay Galmudug kala shaqeyn doonaan sidii loo heli lahaa dad Soomaali ah oo warshadan iyo kuwa lamidka ah ka shaqeeya.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur oo dhowr saacadood ku sugnayd Dhuusamareeb ayaa sidoo kale ka qayb gashey oo shir guddoomisey shirka 3-biloodlaha ah ee iskuxirka mashaariicda Caafimaadka Galmudug oo ay ka qayb galeen hey’addaha ka shaqeeya Caafimaadka, iyadoo sidoo kale booqatay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo loogu sameeyay soo dhaweyn iyo qado sharaf maamuuskeedu sareeyo.

Previous Post

Somalia calls for urgent donor support as drought affects 6.9 mln people

Next Post

DFS oo heshiis Ganacsi lagashay Dalka Itoobiya

Next Post
DFS oo heshiis Ganacsi lagashay Dalka Itoobiya

DFS oo heshiis Ganacsi lagashay Dalka Itoobiya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In