Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caafimaadka

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay Xuska maalinta Caafimaad Afka ee adduunka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Caafimaadka, Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay Xuska maalinta Caafimaad Afka ee adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maanta qabatay Munaasabada Xuska Maalinta Caafimaad Afka ee Adduunka 20 March 2022, Wasaaradda Caafimaadka waxa ay dadaal badan ku bixinaysaa in bulshada Soomaaliyeed ay helaan adeegyada Caafimaadka iyo wacyi – galinta ku aadan Xanuunada ku dhaca Afka oo ay lagama maarmaan tahay in laga hir-geliyo dhamaan magaalooyinka dalka.

Xuska Maalinta Caafimaad Afka oo ku beegan 20 March 2022 waxay ay astaan muhiim u tahay xoojinta la tacaalidda Xanuunadda ku dhaca Afka , Waa maalin lagu gorfeeyo dhibaatooyinka waaweyn ee bulshada ka haysta dhanka Xanuunada Afka, iyadoo loo marayo siyaasadaha iyo qorshayaasha u degsan ka hor taga guud ahaan Cudurada halista ee ku dhaca Afka,iyada oo la kaashanaayo hayadaha daneeya la tacaallidda iyo wax ka qabashada Xanuunadaas.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Hal ku dhiga sanadkaan ee Xuska Maalinta Caafimaadka Afka ee Addunka waxa uu diirada saarayaa “ku faan oo muuji qurux iyo Caafimaadka Afkaaga” Wasaaradda Caafimaadku waxay muhiimad gaar ah siin doontaa qodobada kasoo baxay munaasada xuska maalinta Caafimaad Afka Adduunka iyo hirgalinteeda.

Waxaa gacan weyn ka geystay qabsoomida munaasabada Isbitaalka Kalkaal iyo Kalkaal foundation.

Previous Post

Magaalada Gaalkacyo oo maanta laga sameeyay olole nadaafadeed “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashandhigga oo gaaray Magaalada Doxa

Next Post
Wasiirka Gaashandhigga oo gaaray Magaalada Doxa

Wasiirka Gaashandhigga oo gaaray Magaalada Doxa

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In