Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Kobac “Waan sii wadeynaa caawinta qoysaska ay abaartu saameysay”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Senator Kobac “Waan sii wadeynaa caawinta qoysaska ay abaartu saameysay”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Xasan Iidow Kobac ayaa sheegay inay joogteynayaan biyo dhaaminta ay u sameeynayaan qoysaska ay abaartu saameysay ee ku nool deegaanno ka mid ah Gobolka Hiiiraan.

Senator Xasan Iidow Kobac oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka uu biyo dhaaminta u sameeyay ay ahaayeen qoysas ay abaartu ku laaysay deegaanno ka mid ah Gobolka Hiiiraan.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

“Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/03/2022 waxaa inoo suuro gashay inaan sii wadno howlaheeniii biyo dhaaminta ee aanu ku caawineynay dadka aabaruhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan, waxa ayna inoogu soo dhamaatay si wanaagsan, waan sii wadi doonaa kaalmada aan gaarsiineyno dadka Soomaaliyeed intii aan karno”. Ayuu yiri Senator Xasan Kobac.

Senator ka ayaa xusay in dadka da’da ah iyo carruurta ay u dhimanayaan gaajo iyo haraad, ayna u baahanyihiin gurmad beni”aadanimo oo deg deg ah, isagoo tilmaamay in wixii tabartiisa uu markasta la garab taaganyahay Qoysaska ay abaaruhu aafeeyeen.

Previous Post

Doxa: Wasiirka Difaaca oo booqday xarun muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne

Next Post
Guddiga doorashada Koofur Galbeed oo Shaaciyay doorashada 11-Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In