Thursday, July 31, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon korarsi ku saabsan hab maareynta mashaariicda oo Kismaayo lagu qabtay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
March 23, 2022
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Aqoon korarsi ku saabsan hab maareynta mashaariicda oo Kismaayo lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Dhaqane ayaa Aqoon is weedaarsi ku saabsan habka maaraynta mashaariicda uu maalgaliyo Midowga Yurub ee ka socota Soomaaliya usoo xeray shaqaale ka tirsan Hay’addaha dowlad gobaleedka Jubbaland.

Tabababrkan oo loo qabatay hay’adaha adeeggyada aas-aasiga u hayo bulshada qeybtana ka ah mashaariiicda uu maalgiyo midowga Yurup ee Soomaaliya ayaa lagu qaatay casharro la xariira hannaanka loo curiyo mashaariicda, maamulidda, qaabka loo qiimeeyo iyo siday dowlad gobaleedka Jubbaland uga faa’iideystay Mashruuca horumarinta dhaqaalaha loo dhanyahay iyada oo tababarka ay ka faa’iideysteen ku dhawaad 50 howl-wadeenno sare-sare oo ka socday wasaaradaha dowlad gobaleedka Jubbalanad.

Related posts

Shirkii ka socday Laascaanood oo lagu ansixiyay magaca maamulka cusub

Shirkii ka socday Laascaanood oo lagu ansixiyay magaca maamulka cusub

July 30, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti

July 30, 2025

Ku simaha Madaxa Xafiiska Hagida Mashaariicda uu maalgaliyo Midowga NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Muxumad Axmed ayaa dhankiisa tilmaayay muhiimada uu u leeyahay tabababarkaan hay’adaha dowlad goboleedyada dalka oo ay Jubbaland ugu horeyso.

Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ee Wasaaradda Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Dhaqane ayaa uga mahadceliyay tabbabarkan khubrada bixnaysay ee ka socday Wasaaradda Qorsheynta Qaranka waxa uuna sheegay in jubbaland casharrada laga bartay ay ku dabaqi doonto shaqooyinka ay u hayaan bulshada.

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo toogtay laba xubnood oo Argagixisada Alshabaab ah

Next Post

Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereesa Xasillinta iyo Horumarinta

Next Post
Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereesa Xasillinta iyo Horumarinta

Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereesa Xasillinta iyo Horumarinta

Shirkii ka socday Laascaanood oo lagu ansixiyay magaca maamulka cusub

Shirkii ka socday Laascaanood oo lagu ansixiyay magaca maamulka cusub

July 30, 2025
0

Shirweynihii maalmahaan ka socday magaalada Laascaanood ayaa caawa lagu ansixiyey in magaca maamulka cusub ee gobollada Sool iyo Sanaag laga...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti

July 30, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Jabuuti, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

July 30, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis dhanka Ciidamada ah wada saxiixday

Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis dhanka Ciidamada ah wada saxiixday

July 30, 2025
0

Saxiixa Heshiiska Xaaladda Ciidamada (SoFA) ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Iyadoo la xoojinayo xiriirka laba geesoodka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In