Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Kormeer howleed ku tagay Kulliyadda Tababarka Ciidanka xoogga dalka ee TurkSom.
Taliye Odawaa ayaa la afuray Saraakiisha Dugsiga TurkSom iyo Leyli Saraakiil, isagoo u kuur galay tabarrada ay qaataan ciidanka, kuna dhiirageliyay in ay meeshooda ka sii wadaan dedaalkooda, ayna isu diyaariyaan difaaca dalkooda Hooyo.