Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Labada Gole oo dhageystay hadal-jeedinta musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Labada Gole oo dhageystay hadal-jeedinta musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

XildhibaanNada Golaha Shacabka iyo xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa maanta oo Sabti ah dhageystay hadal jeedinta musharaxiinta isku diiwaangeliyay tartanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad,iyadoo sidoo kale, beri la dhageysan doono khudbadaha musharaxiinta Guddoomiye ku-xigeenNada 1aad iyo 2-aad.

Musharax kasta oo u tartamaya xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa la siiyay min 15-daqiiqo oo hadal jeedin ah si uu ugu soo bandhigo sooyaalkiisa, waxqabadkiisa iyo codsiga uu u jeedinayo Xildhibaannada go’aanka ka gaaraya codeyntiisa.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

8-musharax ayaa isku diiwaangelisay xilka Guddoomiyaha golaha Shacabka, waxayna kala yihiin

  • Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan
  • Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig
  • Xildhibaan Cabdullaahi Aadan Axmed Black
  • Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoor
  • Xildhibaan Xasan Cabdinuur
  • Xildhibaan Sadiq Cabdullaahi Cabdi
  • Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla
  • Xildhibaan Adan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)

Dhanka kale, Golaha Aqalka sare waxaa ka socday dhageysiga hadal-jeedinta musharaxiinta guddoomiyaha Aqalka sare, guddoomiye ku-xigeen 1-aad iyo 2-aad.

Senatarada u tartamaya guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen ayaa waxaa si isku mid ah loo siiyay mid 20-daqiiqo oo uu mid walba ku soo bandhigayo sooyaalkiisa, waxqabadkiisa iyo codsigiisa.

3-Musharax ayaa isku diiwaangelisay xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare, 2-musharax Guddoomiye ku-xigeenka koowaad halka 7-musharax ay isku diiwaangelisay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha Aqalka sare.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo kormeeray xarumaha dad-dhigista iyo dhalinyarada ee gobolka Banaadir

Next Post

R/W Rooble oo u hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo doortay Ceelwaaq

Next Post
R/W Rooble oo u hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo doortay Ceelwaaq

R/W Rooble oo u hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha Golaha shacabka ee lagu soo doortay Ceelwaaq

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In