Gudoomiyihii hore ee Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa markale ku guuleystay in uu noqdo guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee BJFS .
Guddoomiyaha KMG golaha aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, waxa uun Cabdi Xaashi ku guuleystay oo uu helay codad gaaraya 28 cod.
Musharaxiinta la tartamay oo kalaa ahaa Saalax Axmed Jaamac Iyo Osman Abokar Dubbe ayaa kala helay.
Saalax Axmed Jaamac 24 Cod
Osmaan Abokar Dubbe 2 Cod