Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha XDS oo kormeeray fariisin ciidanka ay ku leeyihiin Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliyaha XDS oo kormeeray fariisin ciidanka ay ku leeyihiin Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa galabta Kormeer iyo dhiiri-galin ugu tagey geesiyasha Qaranka ee fadhigoodu yahay Deegaanka Makuudo ee magaalada Baydhabo halkaasi oo fariisin u ah cutubyo katirsan guutada 8aad ee qeybta 60aad ee ciidanka xooga dalka.

Taliyaha ayaa sidoo kale warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo ku saabsan xaaladda nololeed ee ciidanka iyo guulihii ay ka soo hooyeen howlgallada ay ka sameeyeen duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Previous Post

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka Abaaraha oo safarkiisi ugu horreeyay ku tagay Baydhabo

Next Post

RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga caleema saarka Madaxweynaha

Next Post
RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga caleema saarka Madaxweynaha

RW Rooble oo magacaabay guddiga amniga caleema saarka Madaxweynaha

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In