Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay magaalada Baydhabo Dhalinyarada iyo Haweenka deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaa ayaa dhallinyarada iyo Haweenka kula dar daarmay dardar gelinta kaalintooda ku aaddan bulshada maadaama ay yihiin ugub dhaxaadka ummadda.