Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti, Ra’isul wasaariyaasha Ethiopia iyo Masar oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jabuuti, Ra’isul wasaariyaasha Ethiopia iyo Masar oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Sidoo kale, waxaa soo gaaray magaalada Muqdisho, Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Cali oo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee Soomaaliya.

Ra’isul wasaaraha dalka Masar Mustafa madbuuli iyo wefdi uu hor kacayo ayaa kamid ah mas’uuliyiinta heerka sare ee ka qeybgalaysa xafladda, ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaana garoonka ku qaabiley wufuudaas kala duwan.

MADAXWEYNE ISMAACIIL CUMAR GEELE OO SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO, WAXAA SOO DHAWEEYAY RA’ISUL WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE
MADAXWEYNE GEELE OO SAXIIXAYA BOOGA MARTIDA KA DIB MARKII UU KA SOO DEGAY GAROONKA DIYAARADAHA EE MUQDISHO
RA’ISUL WASAARE ROOBLE OO GAROONKA DIYAARADAHA KU SOO DHAWEEYAY DHIGIISA DALKA MASAR MUSTAFA MADBUULI MAANTA OO KHAMIIS AH, WAXAA UU KA QEYBGALAYAA CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA 10 AAD EE SOOMAALIYA

Previous Post

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In