Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga KMG ah ee diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka oo la kulmay Wasiirka Maaliyadda XFS

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga KMG ah ee diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka oo la kulmay Wasiirka Maaliyadda XFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Ku Meel Gaarka ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Marwo Faadumo Cismaan Faarax iyo xubno kale.

Guddiga oo gudanaya waajibaadkooda shaqo ee loo xilsaaray ayaa Wasiirka iyo xisaabiyaha guud ee Qaranka wax ka waydiiyay qarashaadka ka baxay qasnadda Dowladda bilihii la soo dhaafay, Canshuuraha iyo su’aalo kale oo la xiriira Miisaaniyadda Qaranka 2022.

Related posts

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

July 3, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

July 3, 2026

Previous Post

RW Rooble oo fulliyay ballan uu ka qaaday Agoonta Booliska Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

July 3, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

July 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda...

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

July 3, 2026
0

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA

July 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In