Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde Maxamuud Gureey oo ay wehlinayeen Maareeye ku-xigeenka Maamulka Guud iyo Amniga Garoonka Aadan Cabdulle iyo Taliyaha Saldhigga garoonka ayaa kulan kula qaatay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre gudaha xafiiska Maamulka Garoonka Caalamiga ah.

Kulanka oo muhiimad gaar ah u lahaa Maamulka Guud ee Garoonka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay horumarinta iyo adkeynta Amniga Garoonka, iyadoo ay sidoo ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Maareeyaha Maamulka Guud iyo Amniga Garoonka mudane Cabdinaasir Maxamuuud Gureey iyo ku-xigeenkiisa mudane Caydaruus Axmed Kaahiye iyo Taliyaha Saldhigga Booliska garoonka Aadan Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdifataax Bashiir Cali.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Maareeyaha Naamulka Guud iyo Amniga Garoonka mudane Cabdinaasir Maxamuud Gureey ayaa yiri “Larry Andre oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa nagu soo booqday dhowaan xafiiska Maamulka Guud ee Garoonka, inagoo ka wada hadalnay sidii ay gacan nooga siin lahaayeen arrimo ay ka mid yihiin xagga kaamirooyinka casriga ah ee Amniga garoonka, aniga”,

Mudane Cabdinaasir Maxamuud Gureey oo intaasi ku daray ayaa yiri “Sidoo kale waxaa inoo suuro gashay inaan aniga iyo mas”uuliyiinta kale ee xafiiska Maamulka iyo Taliyaha Saldhigga Garoonka iyo Safiir Larry Andre aan wadajir u kormeerno qeybaha kala duwan ee gudaha Garoonka xilli ay shaqadu socoto, kulankana wuxuu noogu dhammaaday guul”.

Dowladda Mareykanka ayaa si buuxda u taageerta Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka kaalmeysa dhinacyada mashaariicda horumarinta, Amniga iyo Gargaarka Beni’aadannimada

Previous Post

Taliye Biixi “Ajaanib, horjoogeyaal iyo in kabadan 68 ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay Baxdo”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilalka ka qaaday Wasiiro ka tirsan Maamulkaas

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan  la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilalka ka qaaday Wasiiro ka tirsan Maamulkaas

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In