Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Isbitaal Banaadir ka daahfurtay Olalaha bixinta Talaalka Cagaarshowga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Isbitaal Banaadir ka daahfurtay Olalaha bixinta Talaalka Cagaarshowga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daahfurka ololahan Talaalka Cagaarshowga oo ay fududeysay Hey’adda kheyriga ah ee Kalkaal Hospital ayaa muddo isbuuc ah oo uu socon doono ka faa’iideysan doona maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka Hooyada iyo Dhallanka ee Banaadir, waxaana si rasmiya ololaha isla gudaha isbitaalka uga daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim, iyadoo ay goob joog ahaayeen Agaasimayasha Isbitaalada Banaadir iyo Kalkaal Hospital.

Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa xustay in talaalka oo seddex weji ah uu muhiim u yahay shaqaalaha Isbitaal Banaadir, isla Markaana ay ka faa’iideysan doonaan ku dhawaad Afar Boqol oo shaqaale.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Kalkaal Dr.Suleyman Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay in u jeedkoodu uu yahay inay garab istaagaan shaqaalaha isbitaal Baanadir oo bulshada u haya shaqo adag.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim oo Olalaha talaalka daahfuray ayaa Maamulka Isbitaal Kalkaal uga mahadceliyay doorkoodu ku aadan fududeynta talaalka Cagaarshowga, wuxuuna shaqaalaha ku booriyay inay Talaalka qaataan.

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada oo Dil iyo Xabsi ku xukuntay Danbilayaal.

Next Post

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha beni’aadannimada oo ka qeyb galay shirka madasha Siyaasadda dhaqaalaha Qaranka

Next Post
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha beni’aadannimada oo ka qeyb galay shirka madasha Siyaasadda dhaqaalaha Qaranka

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha beni’aadannimada oo ka qeyb galay shirka madasha Siyaasadda dhaqaalaha Qaranka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In