Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro: Mashruuca Biyoole oo Sheybaar ku wareejiyey wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Sawirro: Mashruuca Biyoole oo Sheybaar ku wareejiyey wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Xanaanada xoolaha Galmudug ayaa qalabka sheybaarka xoolaha kala wareegtay howl-wadeenada mashruuca Biyoole oo ah madhruuc lagu maalgalinayo wasaaradaha kheyraadka oo ay ka mid tahay wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug.

Munaasabada lagu wareejinayay qalabkaas sheybaarka ah waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Galmuudg Maxamed-deeq Cabdi iyo Agaasimaha guud ee wasaaradaas Dr. Suleymaan Mxaamed Saalax.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay howlwadeenada mashruuca Biyoole qalabkaan sheybaarka ee maanta lagu wareejiyay oo ah qalab casri ah, isla markaana muhiim u ah wasaaradda.

Agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug, Dr. Suleymaan Maxamed ayaa isna dhankiisa ku nuuxnuuxsaday muhiimada uu qalabkani u leeyahay daryeelka caafimaadka xoolaha, wuxuuna ballan qaaday in dhawaan lagu howlgali doono qalabkan, si loo daboolo baahidii jirtay ee loo qabay daryeelka xoolaha iyo ogaanshaha cudurrada xoolaha Galmudug wajahayaan.

Previous Post

Maxay ka wadahadleen Agaasimaha wasaarada gaadiidka iyo gudoomiyaha guddiga DF?

Next Post

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Safaaradda JFS ay ku leedahay dalka Kenya

Next Post
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Safaaradda JFS ay ku leedahay dalka Kenya

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Safaaradda JFS ay ku leedahay dalka Kenya

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In