Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo qabatay ololaha wacyi gelinta canshuuraha.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo qabatay ololaha wacyi gelinta canshuuraha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ayaa maanta soo xirtay Tababar qeyb ka ahaa ololaha Wacyigelinta Canshuuraha   iyo la tashiga bulshada qeybaheeda kala duwan oo seddex maalin ka socday magaaladda Muqdisho.

Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda maaliyadda Jacfar Maxamed Axmed oo ka hadlay tababarkan la xiriira ololaha bixinta canshuuraha ayaa ku baraarujiyey bulshada in ay canshuuraha yihiin Waajibaad Qaran oo ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay si fiican uga qeyb qaataan.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Sidoo kale agaasimaha waaxda Canshuuraha bariga Muxudiin Xasan Jurus ayaa isna shacabka Soomaaliyeed ku baraarujiyey in ay bixiyaan canshuuraha oo muhiim u ah dowladnimada iyo horumar uu dalka gaaro.

Dadkii ka qeyb galay tababrkaas ayaa si weyn uga faa’ideystay baraarujinta iyo wacyi galinta ay soo agaasintay wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Federaaalka ah ee Soomaaliya oo ay ka hadleen aqoonyahano culumo iyo madax ka tirsan Wasaaradda.

Previous Post

Hay’adda Zamzam oo qoosas danyar ah raashin gaarsiisay

Next Post

Golaha Wasiirada Jubbaland oo degmooyin u ansixiyay Dhoobley iyo Buurdhuubo

Next Post
Golaha Wasiirada Jubbaland oo degmooyin u ansixiyay Dhoobley iyo Buurdhuubo

Golaha Wasiirada Jubbaland oo degmooyin u ansixiyay Dhoobley iyo Buurdhuubo

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In