Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga La Dagaallanka Musuqmaasuqa Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday UN “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga La Dagaallanka Musuqmaasuqa Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday UN “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo uu hoggaaminayo Madaxa Xafiiska UNODC ee Soomaaliya, Mr. Reginald Pitts iyo Lataliyaha Gaarka ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee UNODC Mr. David Robinson ayaa maanta booqasho ku yimid xafiiska Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa Soomaaliya .

Wafdiga ayaa waxa xarunta guddiga kusoo dhaweeyay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga ahna ku-simaha Guddoomiyaha Dr. Xasan khaliif Xasan iyo xubnaha kale ee ka tirsan Guddiga, Intaa kadib waxaa shir wada qaatay labada dhinac, kaasoo ay xubnaha guddiga warbixin ka siiyeen mas’uuliyiinta ka socotay UNODC dadaalada uu Guddiga Madaxa Bannaan ee Ladagaallanka Musuqmaasuqa ka sameeyay la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo fulinta Axdiyada iyo heshiisyada la dagaallanka musuqmaasuqa ee caalamiga ah.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Dhankooda madaxda ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC ayaa soo dhaweeyay dedaallada laga sameeyay la-dagaallanka musuqmaasuqa ee uu hormuudka ka yahay Guddiga Madaxa-bannaan ee La-Dagaallanka Musuqmaasuqa ee Soomaaliya. Sidoo kale, wuxuu ballanqaaaday in ay sii wadi doonaan taageerada iyo la shaqeynta guddiga.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Next Post

Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

Next Post
Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In