Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo La Magacaabay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Maxkamadda sare ee Galmudug kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Wareegtada ayaa u qorneyd sidan:-

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug

Markuu arkay :- Qodobka 50aad farqadiisa 5aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug

Markuu arkay:-  Qodobka 6aad ee Dastuurka DGGM ee qeexaya sareynta sharciga

Markuu arkay:-  Qodobka 18aad ee Dastuurka DGGM ee qeexaya dhowrista xaquuqda eedeysanaha

Markuu garowsaday:-  Baahida loo qabo dhameystirka hay’adda garsoorka GM

Markuu helay soo jeedinta:-  Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee DGGM/

Markuu la tashaday:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug

Wuxuu soo saaray Xeerkan

                                                                                                   Qodobka 1aad

Wuxuu u magacaabay mudane Cabdiqaadir Maxamed Cilmi Guddoomiye ku-xigeenka maxkamadda Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug

                                                                                                  Qodobka 2aad

  1. Waxaa la farayaa dhamaan hay’adaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Galmudug inay la shaqeeyaan Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee la magacaabay, si uu u guto waajibaadkiisa shaqo.

                                                                                               Qodobka 3aad

  1. Xeerkan wuxuu dhaqan galaaya markuu saxiixo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, waana uu saxiixay.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo kulan la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS Oo Ka Wada Hadlay Barnaamijka Baxnaano

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS Oo Ka Wada Hadlay Barnaamijka Baxnaano

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS Oo Ka Wada Hadlay Barnaamijka Baxnaano

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In