Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS Oo Ka Wada Hadlay Barnaamijka Baxnaano

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS Oo Ka Wada Hadlay Barnaamijka Baxnaano
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif  oo maanta gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug.

Wasiirka iyo Wafdiga uu hogaaminayo oo ay safarka ku wehlinaysay madaxa barnaamijka baxnaano ayaa u kuur galayay xaaladda guud ee dadka danyarta ah ee ku nool deegaannada Galmudug iyo kuwa ay abaaruhu saameeyeen, si looga faa’iideeyo barnaamijka Baxnaano oo ah barnaamij looga faa’iideenayo dadka danyarta ah.

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026

Kulankan ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad Goboleedka Galmudug, oo warbixin buuxda la wadaagay Madaxweynaha Galmudug, waxaana wafdiga Wasiirka shaqada ee heer Federaal oo kaashanaya Wasaaradda shaqada ee Galmudug ay booqan doonaan deegaannada Galmudug si ay ugu kuur galaan dadka danyarta ee mudan in looga faa’iideeyo barnaamijka Baxnaano.

Previous Post

Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo La Magacaabay

Next Post

Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada

Next Post
Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada

Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In