Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka HirShabeelle, oo Maanta kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, ayaa meel mariyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe.
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa cod gacan taag ah ay ku ansxiyeen Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la soo magacaabay, kadibna waxaa halkaas lagu dhaariyay Wasiiradii lameel mariyay.