Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Baarlamaanka Galmudug Oo Ansixinta Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5aad

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Golaha Baarlamaanka Galmudug Oo Ansixinta Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta Golaha Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada dhuusamareeb, Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay kal-fadhiga 5-aad kulankiisa 1-aad, fadhiga maanta ee Golaha Baarlamaanka Galmudug, Waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, Waxaana ku wehlinaayay Guddoomiye ku-xigeen 2aad Faadumo Cabdi Cali.

Ajandaha kulanka Golaha Baarlamaanka, ayaa ahaa:

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

1’ Ansixinta Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5aad.

2’ Warbixinta Xaaladda Guddiyada Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal oo kulanka furay, ayaa Xildhibaanada u aqriyay jadwal hawleedka kalfadhiga 5aad ee uu maanta uu qabsoomay kulankiisii 1aad.

Xildhibaanada, ayaa ka dooday jadwal hawleedka kalfadhiga 5aad iyagoo ugu dambeyntii meel mariyay jadwal hawleedka kalfadhiga 5aad.Sidoo kale Guddoomiyasha Guddiyada Baarlamaanka,ayaa kulanka looga dhageystay warbixino ku saabsan xaaladaha amni iyo abaareed ee deegaanada Galmudug

Ugu dambeyntii kulanka waxaa soo xiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

Previous Post

Ergeyga Arrimaha Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Safiiradda Uk iyo US

Next Post

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo safiirka Qatar ka gudoomay dhambaal uu ka siday Amiirka dalkiisa

Next Post
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo safiirka Qatar ka gudoomay dhambaal uu ka siday Amiirka dalkiisa

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo safiirka Qatar ka gudoomay dhambaal uu ka siday Amiirka dalkiisa

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In