Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Beeraha Oo Xariga Ka Jaray Dhismooyin Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Wasaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Beeraha Oo Xariga Ka Jaray Dhismooyin Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Axmed Madoobe Nuunow iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Saciid Xuseen Ciid ayaa si wadajira xariga uga jaray Dhismooyin cusub oo ay Wasaaradda ka hirgelisay Hey’adda Save The Children kuwaas oo isugu jira xafiisyo, qeyb Cafateria iyo baqaaro ay Wasaaraddu ku keydsan doonto agabyadeeda kala duwan.

Dhismaha xaruumahan oo ay fulisay Save The Children isla markaana ay maalgeliyeyn Bangiga Horumarinta Afrika iyo UGAD ayaa soo maray marxalado kala duwan sida madasha ka sheegay Agaasimaha Mashruuca Barnaamijka ka hortagga Abaaraha iyo helida nolol waarta ee Save the Children Dr Cabdi Maxamed Daahir.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa
sheegay inay juhdi badan ku bixiyeyn sidii uu u guuleysan lahaa mashruuca lagu dhisay xaruumahan cusub.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Axmed Madoobe Nuunow ayaa u mahadceliyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda iyo Hey’adaha gacanta ka geystay dhismaha cusub ee lagu soo kordhiyay xarunta Wasaaradda, wuxuuna ballanqaaday inay laba jibaari doonaan shaqooyinka iyo adeegyada horumarineed ee Wasaaradda u heyso bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Agaasimaha guud ee W/warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida maamo Xaliimo Shire Cabdi

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beladweyne

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beladweyne

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In