Thursday, September 18, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib-u-habeynta Istaraatiijiyadda Xogta Caafimaadka Dalka Oo Laga Shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
September 12, 2022
in Wararka
0
Dib-u-habeynta Istaraatiijiyadda Xogta Caafimaadka Dalka Oo Laga Shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay waayadan waday dadaalo dib u habeyn ballaaran loogu samaynayo Istaraatiijiyad Xogta Caafimaadka ee dalka. Dadaalkan oo ay Wasaaraddu soo bilowday muddo hore ayaa waxaa maalmahan dalka ka socday shaqooyin arrintaa looga mira dhalinayo.

Wasaaradda iyada oo kaashanaysa Hay”adda Caafimaadka Addunka (WHO) ayaa waxay isbuucan ka bilowday dhammaan Dawlad Gobaleedyada latashiyo iyo shirar lagu qimeynayo heerka uu gaarsiisanyahay dhismaha nidaamka xogta caafimaadka ee dalka.

Related posts

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

September 17, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

September 17, 2025

Maanta oo bisha September ay tahay 12 ayaa waxaa dhammaan Dowlad. Gobaleedyadda Dalka ka socda booqashooyinka qaar kamida ah xarrumaha caafimaadka iyo shirar kala duwan oo loogu kuur galiyo heerka tayada xogta caafimaadka iyo sida loo aruuriyo loona kaydiyo.

Shaqada ayaa si toos uga socota magaalooyinka kala ah. Kismayo, Baydhabo, Dhuusamareeb, Garoowe, Jowhar iyo Muqdisho.

Xafiiska Xogta Caafimaadka ee Waaxda Siyaasadda iyo Qorshaynta ee Wasaaradda Caafimaadka heer Federal iyo heer Dowllad Gobaleed oo kaashanaysa khubaro ka socotay Haayada Caafimaadka Adduunka xafiisyadeeda EMRO iyo Soomaaliya ayaa si wadajir ah u wadaย  shaqada ka socota dhammaan goobaha aan soo sheegnay.

Istaraatiijiyadan ayaa marka la sameeyo waxaa qorshuhu yahay in loo isticmaalo sarre u qaaddida tayada xogta caafimaadka iyo in diyaarantaย  siyaasadaha caafimaadka loo sameeyo si ku dhisan xogagaalnimo iyadoo la tixgelinayoย  baahiyaha caafimaad ee kajira dalkeena Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Oo Qaabishay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

September 17, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday qaybta ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

September 17, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxa Afooyinka ee Midowga Yurub

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxa Afooyinka ee Midowga Yurub

September 17, 2025
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Axmed Xuseen Cilmi, ayaa kulan la qaatay Madaxa U Adkeysiga Afooyinka ee Midowga Yurub,...

Taliyaha CXDS iyo Guddoomiyaha SoDMA oo ka wada hadlay cimilada iyo dib-u-xoreynta dalka

Taliyaha CXDS iyo Guddoomiyaha SoDMA oo ka wada hadlay cimilada iyo dib-u-xoreynta dalka

September 17, 2025
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, iyo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka wada hadlay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In