Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Ku Saabsan Maareeynta Biyaha Oo Laga Daah-furay Muqdisho “SAWIRRO “

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar Ku Saabsan Maareeynta Biyaha Oo Laga Daah-furay Muqdisho “SAWIRRO “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Hussein Baraki, ayaa si rasmi ah u furay Tababar ku saabsan isku dhafka Maareeynta Kheyraadka Biyaha oo lagu qabanayo Magaalada Kismaayo kaa soo socon doono muddo 5 maalin ah, 18-22 September, 2022.

Tababarkaan,ayaa iska Kaashanaya Wasaaraad Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Tababarkaa ayaa u jadasiisu tahay in kor looqaado awoodda Hay’adaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Jubaland ee Arrimaha Maareeynta Kheyraadka Biyaha si loo gaaro hadafka guud iyo hiigsiga Wasaaradda oo ah in kor loo qaado tayada iyo xirfadda shaqaalaha Wasaaradaha Dowlad Goboleedyada.

Waxaana ka soo qeyb galay Tababarka mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha kala duwan ee dowlad Goboleedka Jubaland , arday ka socotay Jaamacadaha iyo qaybaha kala duwan Ururada Bulshada rayidka.

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta ka soo qeyb galay furitaanka Tababarkaan, ayaa Tilmaamay Faa’iidada Tababarkaan u leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ahmed Hussein Baraki Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee dowlad Goboleedka Jubaland oo Tababarkaan daah furayay, ayaa u rajeeyay ka soo qeyb galayaasha in si wanaagsan Tababarka looga Faa ‘iideysto.

Previous Post

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo qabtay kulan looga hadlayay ka hortaga dambiyada ka dhanka ah deegaanka+Sawirro

Next Post

Wasiirka kalluumeysiga XFS Oo Ku Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Socday EUCAP

Next Post
Wasiirka kalluumeysiga XFS Oo Ku Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Socday EUCAP

Wasiirka kalluumeysiga XFS Oo Ku Qaabilay Mas'uuliyiin Ka Socday EUCAP

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In