Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlayay Dardargelinta Howlgallo Ka Dhan Ah Argagixisada Al-Shabaab Oo Lagu Qabtay Xudur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlayay Dardargelinta Howlgallo Ka Dhan Ah Argagixisada Al-Shabaab Oo Lagu Qabtay Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo uu soo abaabuley Maamulka Gobolka Bakool oo ay qeyb ka ahaayeen saraakiisha Sar Sare ee Guutada 9-aad ciidanka Xoogga dalka Gobolka Bakool iyo odayaasha dhaqanka Degmooyinka Xudur, Tiyeeglow iyo Rabdhuure ayaa waxaa looga hadlay sidii howgallada ciidamada ay qeyb uga noqon lahaayeen shacabka is abaabuley oo odayaasha iyo waxgaradka ay u hogaamin lahaayaan. maadaama shacabka Gobolka Bakool uu yahay bulshadii ugu horeysey ee ka dhiidhisay gumeysiga Shabaab.

Odayaasha dhaqanka kulanka ka hadlay ayaa wacad ku maray inay safka hore ee dagaalka lagalayaan ciidamada, ayna shacabka ku dhiiri gelinayaan sidii wadajir guud ahaan dalka looga cirib tiri lahaa argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

May 10, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026

Taliyaha guutada 9-aad qeybta 60-aad ciidanka xoogga dalka ee Gobolka Bakool Gaashaanle Dhexe Cabdi Maxamed Amiin Gaagaale ayaa bogaadiday shacabka iyo nabadoonnada u diyaar garoobay ladagaallanka cadowga.

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol ayaa shacabka reer Bakool ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan gulufka dagaal ee deegaannada Gobolka looga xureynayo argagaxisada Al-Shabaab, maadaama qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka ay yihiin kuwa ay cadowga go’doomiyeen.

Previous Post

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xaqiijyay 75- kamid ah maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howlgalka Yasooman

Next Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado

Next Post
Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

May 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In