Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibriil Cabdirashid Xaaji Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Amb. Tiina Intelmann oo ay ka wada hadleen horumarinta ganacsiga Soomaaliya iyo sidoo kale samaynta madasha ganacsiga ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub si loo abuuro is-dhex-gal ganacsi iyo abuurista fursado maal-gashi oo labada dhinac ah.

Wasiirka oo kulankiisa uu ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo masโ€™uuliyiin kale, ayaa waxa kale oo laga ga hadlay mashaariicda socda Wasaaradda uu ka taageerayo Midowga Yurub, ku biiritaanka ururka Ganacsiga Aduunka iyo weli ba sidoo kale fududeynta ganacsiga, fududeynta maal-gelinta ee ganacsiyada yar yar, taageeridda ganacsiyada haweenka iyo weli ba sidoo kale hir-gelinta iyo horumarinta hayโ€™adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ee Qaranka.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Wasiir Jibriil, wuxu Midowga Yurub uga mahadceliyey taageeradooda ku aadan dhismahaha dawladnimada, horumarka iyo amniga Soomaaliya, waxaana uu sheegay in ka Wasaarad ahaan ay ka goโ€™an tahay xoojinta wada-shaqeynta ay la lee yihiin Midowga Yurub si ay iskaga kaashadaan horumarinta ganacsiga, warshadaha iyo guud ahaan dhaqaalaha dalka.

Amb. Tiina Intelmann oo iyadu na halkaas ka hadashay, ayaa u mahad-celiyey Wasiirka iyo madaxda kale ba, waxaana ay balan-qaaday in Midowga Yurub uu diyaar u yahay siddii ay Soomaaliya u la yeelan lahaayeen xidhiidh ganacsi isla-mar-ahaantaana ay ka goโ€™an tahay samaynta madal kulmisa ganacsatada labada dhinac, waxay sidoo kale carabka ku dhufatay inay sii wadi doonaan mashaariicda iyo dedaalada kale ee lagu taageerayo guud ahaan horumarinta iyo dib-u-habaynta ganacsiga Soomaaliya.

Previous Post

Maleeshiyaad Ka Tirsan Argagixisada Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Deegaan Hoostaga Bariire

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ergeyga Gaar Ah Ee Q.M U Qaabilsan Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ergeyga Gaar Ah Ee Q.M U Qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ergeyga Gaar Ah Ee Q.M U Qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In