Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fiqi oo qiray in la gaaray dariiqii guusha ee lagu soo afjari lahaa Kooxaha nabad-diidka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir Fiqi oo baaq u diray odayaasha dhaqanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Axmed Macalim Fiqi oo ka qeybgalay barnaamjka Kulanka todobaadka  warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in la gaaray waqtigii kama dambeysta ee la soo afjari lahaa kooxaha nabad diidka ee Al-Shabaab.

Wasiirka ayaa tilmaamay in la gaaray dariiqii guusha,sidaa daraadeedna ay lagama maarmaan tahay in la baacsado haraadiga kooxdaasi oo ku dhuulaamleysanaya deegaanno kooban.

Wasiirka ayaa xusay in Ciidamada Xoogga oo gacan ka helaya dadka shacabka ay guullo wax ku ool ah ka sameeyeen dagaalada ka dhanka ah Al-Ahabaab,isagoo intaa raaciyay in ay waajib tahay in la iska dulqaado heeryada nabad diidka .

Related posts

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

March 2, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026

Wasiirka qiray in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo ay dowladdu ugu talagahay in dadka dib loogu celiyo deegaanada laga  xoreeyo kooxahaasi,iyadoo dib loogu sameynayo fududeynta adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin.

Inka badan 30 goobood ayaa illaa hadda laga saaray kooxaha nabad diidka oo in muddo ah dhibaatooyin ku haayey shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Gargaara Finance oo heshiis maal-gelin ah la saxiixatay Amana Bank

Next Post

Madaxweynaha JFS oo New-York kula kulmay Xoghayaha Fullinta ee IGAD

Next Post
Madaxweynaha JFS oo New-York kula kulmay Xoghayaha Fullinta ee IGAD

Madaxweynaha JFS oo New-York kula kulmay Xoghayaha Fullinta ee IGAD

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

March 2, 2026
0

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka ee loogu talagalay dadka ay abaartu...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo...

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In