Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorsheyaasha Hortebinta Uleh Wasaaradda Ganacsiga Oo Laga Hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Qorsheyaasha Hortebinta Uleh Wasaaradda Ganacsiga Oo Laga Hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Wasaaradda oo laga ga hadlay qorsheyaasha hor-tebinta u leh Wasaaradda oo ay ugu muhiimsan yihiin dhammeystirka heshiisyada ganacsiga, horumarinta ganacsiga iyo unkidda jawiga maal-gashiga, soo noolaynta Warshadaha iyo Warshadaynta dalka iyo weli ba kobcinta dhaqaalaha iyada oo loo maraayo horumarinta ganacsiyada gaarka ah.

Shirka, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Osman Mohamed Abdi(Daalo), Agaasimaha guud Mudane Abdiaziz Ibrahim Adan iyo weli ba sidoo kale Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, waxaana ujeedkiisu ahaa dar-dar-gelinta hawlaha shaqo ee Wasaaradda, iyo weli ba sidoo kale kor-u-qaadista isla-xisaabtanka Wasaaradda dhexdeeda.

Related posts

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026

Qorshahan oo muddooyinkii dambe ay ku hawlanayd Wasaaraddu, ayaa dhammeystiri doona wada-xaajoodyada heshiisyada ganacsi ee laba geesoodka ah, ka mid noqoshada ururada ganacsi ee gobalka iyo aduunka, dib-u-eegista sharciyada, heshiisyada, siyaasadaha, iyo weli ba hawl-gelinta xarunta mideynta adeegyada ganacsiga ee dawladda. Waxa kale oo laga hadlay istaraatijiyadda lagu xoojinayo shirkadaha Gaadlayda yar-yar iyo kuwa dhaxe iyo iskaashatooyinka.

Previous Post

Qaar Kamid ah Saraakiisha CXD Oo Kormeeray Buundada Bariire 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka Ee Hay’addaha Dowladda

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka Ee Hay’addaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka Ee Hay’addaha Dowladda

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Sanad-guurrada 49-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si weyn looga dabaaldegay magaalada Melbourne ee dalka Australia, halkaas oo ay...

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In