Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka G/Banaadir Oo Joodariyaal Gaarsiiyay Xarunta Dr: Xabeeb

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Maamulka G/Banaadir Oo Joodariyaal Gaarsiiyay Xarunta Dr: Xabeeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Dharkeenley oo ka jawaabaya Amarka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa deeq Joodariyaal ah oo gaaraya 100 Xabo ku wareejiyay xarunta lagu daweeyo dadka Dhimirka la’ ee Dr:Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Xabeeb), oo kutaala Degmada Dharkeenley.

Maanta ayay aheyd markii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu booqday Dr:Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Xabeeb),Oo wayahaan xanuunsanayay,Duqa Caasimadda ayaana ka jawaabay qeybo kamid ah baahiya ay qabaan,Dadka bukaanka ah oo uu xanaaneeyo Dr.Xabeeb.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026

Dadka ku jiro xarunta, ayaa ah dad qaba xanuunka dhimirka,Oo uu isku xilqaamay Dr oo ah Dektoor la tacaalo xadaha bukaanada ow gacanta ku haayo.

Tags: Maamulka G/Banaadir Oo Joodariyaal Gaarsiiyay Xarunta Dr: Xabeeb
Previous Post

Wasiirka Gashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Baydhabo 

Next Post

R/W Xamse Oo Caawa Casho Sharaf U Sameeyay Xulka Qaranka 

Next Post
R/W Xamse Oo Caawa Casho Sharaf U Sameeyay Xulka Qaranka 

R/W Xamse Oo Caawa Casho Sharaf U Sameeyay Xulka Qaranka 

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In