Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha G/Bakool oo gaaray degmada Ceelberde

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha G/Bakool oo gaaray degmada Ceelberde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Ceelberde waxaana garoonka diyaaradaha degmada ku soo dhoweeyey maamulada degmooyinka Ceelberde, Rabdhuure iyo saraakiisha ciidamada.

Ujeedada wafdigaan ayaa qeybka ah abaabulka ka socda degmada Ceelberde oo maleeshiyada Shabaab looga xureynayo deegaano ay kaga sugan yihiin gobolka Bakool.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Safarka guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol ee Ceelberde ku soo gaaray waxa uga soo horeeyey ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishka dowlad goboleedka koonfur galbeed oo loo diyaariyey ka qeyb qaadashada howgalada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab oo guud ahaan dalka ka socda.

Qorshaha ugu weyn ee maas’uuliyiinta iyo ciidamadaan faraha badan ay ugaareen magaalada Ceelberde ayaa ah in howlgalka ka bilowda xudduuda Soomaaliya la wadaagto dowlad deegaanka Soomaalida oo u diyaargaroobay in dowlada Soomaaliya ku garab siiyaan ciribtirka argagaxisada Shabaab.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada degmada Ceelberde Cumar Cabdiraxmaan Cali Boorow ayaa ka hadlay soo dhoweynta wafdiga uu horkacayay guddoomiyaha gobolka bakool isagoona dadka shacabka ah Ku booriyay garab istaaga ay ciidanka Xoogga u muujiyeen.

Previous Post

Wasiir Fiqi oo soo dhaweeyay madax ka socotay hay’adda UNHCR

Next Post

Madaxweynaha JFS oo qaabilay madax ka socotay hay’adda UNHCR

Next Post
Madaxweynaha JFS oo qaabilay madax ka socotay hay’adda UNHCR

Madaxweynaha JFS oo qaabilay madax ka socotay hay'adda UNHCR

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In