Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo Oo Soo Xiray Kafadhii 5aad ee Golaha Deeganka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo Oo Soo Xiray Kafadhii 5aad ee Golaha Deeganka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan, ayaa maanta soo xiray kalfadhigii 5aad ee goloha Deeganka Degmada Gaalkacyo oo ka qabsoomay Xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Kalfadhigaan, ayaa intii uu furnaa waxaa looga dooday Ajandayaal dhowr ah kuwaas oo ay ka mid ah:

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

1′ Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2021_2022.

2′ Qorsheynta Miisaaniyadda dhaqaale ee 2022-2023, iyo in dib u eegis lagu sameeynayo.

Waxaa kale oo leesla eegay Hishiis yahayad Maamulka dowlada hoose uu la galay shirkadaha iyo kambaniyo gaar loo leeyahay, kuwaas oo ka shaqeynayay Nadaafada iyo Naqshadeynta dhulka iyo bixinta warqadaha lahaanshada dhulalka  iyo Soo jeedinta warbixinta kalfadhigii 4aad.ee golaha deegaanka dagmada.

Xildhibaanada Golaha deeganka Degmada Gaalkacyo, ayaa doodo dhowr ah ka yeeshay Ajandayaasha Dood dheer oo laga yeeshay kadib ayaa la meelmariyay.

Tags: Duqa Gaalkacyo Oo Soo Xiray Kafadhii 5aad ee Golaha Deeganka "SAWIRRO"
Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Dagaalka Shabeelaha Dhexe

Next Post

Xildhibaanno Ka Tirsan Gallaha Shacabka Oo Tababar Loo Furay “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaanno Ka Tirsan Gallaha Shacabka Oo Tababar Loo Furay “SAWIRRO”

Xildhibaanno Ka Tirsan Gallaha Shacabka Oo Tababar Loo Furay "SAWIRRO"

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In