Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Galmudug oo booqday Ciidanka xoreynta Deegaanka ee ku sugan degaanno ka tirsan Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Galmudug oo booqday Ciidanka xoreynta Deegaanka ee ku sugan degaanno ka tirsan Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa booqday Ciidamada xoreynta Deegaanka ee ku sugan magaalooyinka Bajeela iyo qeydaro ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Wafdiga wasiirka ayaa Magaalada Bajeela ee Koonfurta Gobolka mudug waxaa kusoo dhaweeyay Maamulka iyo ciidaanka Deegaanka

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Maamulka iyo dhaqanka Deegaanka Bajeela ayaa wafdiga warbixin ka siiyay Howlaha difaaca Amniga Deegaanka iyo sida dadka deeganka ay ugu diyaarsan yihiin in Khawaarijta ay iska dhiciyaan.

Guddoomiyaha Gobolka mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari iyo wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa kaga mahadceliyay bulshada Bajeela doorkooda ku aadan ilaalinta Amniga iyo dagaalka ay argagixisada kula jiraan

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galayo shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka oo lagu qabanayo dalka Masar.

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In